BOGGA HAMBALYADDA EE WWW.SOMALILAND.NO

Just another WordPress.com weblog

Flickr

leave a comment »

This is a test post from flickr, a fancy photo sharing thing.

Written by Abdirisak Fadal

April 16, 2008 at 4:29 pm

Posted in Uncategorized

HANBALYO AROOS

leave a comment »




Aoos bur

Originally uploaded by same_kab

Mudane Safiir Mohamed muhumed Haji Adan , Mudane Ismail yusuf muhumed , Dhamaan reer Haaji Adan iyo dhamaan ururka UHWA meel kasto oo kale joogaanba waxay tahniyad iyo hanbalyo u diryaan Mahamed Abdi Omer IYO Jawaahir Ali-Nuur Muhumed Haji, oo meherkood iyo arooskoodba ka dhacay London, UK. 01.03.2008

Mohamed Mohamoud Adan
Safiirka Somaliland ee Norway

Written by Abdirisak Fadal

March 3, 2008 at 10:02 pm

Posted in Uncategorized

Raage iyo Warda

leave a comment »




Aoos bur

Originally uploaded by same_kab

Bogga www.somaliland.no wuxuu hambalyo u dirayaa Raage iyo Warda oo arooskoodu ka dhacay magaaladda Sandvika ee dalka Norway, taariikhdu markii ay ahayd 09.02.2008. Waxay leeyihiin noqda kuwii bash bash iyo barwaaqo ku noolaada ubad khayr qabana kala hala. Aaaamiin

Written by Abdirisak Fadal

February 10, 2008 at 3:15 pm

Posted in Uncategorized

Cabdiraxiim iyo Rooda

leave a comment »




Aoos bur

Originally uploaded by same_kab

Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Xaaskiisa

Yuusuf Maxamed X. Haaruun iyo Xaaskiisa
Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Xaaskiisa
Cabdiqaadir Mahdi Xaashi iyo Xaaskiisa
Baashe Maxamed Muuse

Jamaal Mahdi Xaashi iyo Xaaskiisa
Maxamed Cumar (Togsooma)
Maxamed Jibriil Qoorgaab iyo Xaaskiisa
Ibraahin Daroor Cabdi iyo Xaaskiisa
Axmed Cismaan Cabdi Goole
Siciid Cismaan Gaboose
Baashe Maxamuud Jaamac Bari iyo Xaaskiisa
Cali Jibriil Qoorgaab iyo Xaaskiisa

Cabdalle Daahir Xasan iyo Xaaskiisa
Dadkaa oo dhamaantood Joogga Magaalada Oslo ee Dalka Norway waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudanaha iyo Marwada Cabdiraxiim Cali Xaashi iyo Rooda Ibraahim Aw-Nuur oo Arooskoodu Xalay(02.02.08) ka dhacay Magaalada Oslo.
Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.
Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano

Written by Abdirisak Fadal

February 10, 2008 at 3:13 pm

Posted in Uncategorized

Hambalyo Aroos « WWW.SOMALILAND.NO

leave a comment »

Written by Abdirisak Fadal

February 10, 2008 at 2:15 pm

Posted in Norway